Garissa —
Mamulka Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay shaqada ka joojinayaan ilaa 3000 oo qof su’aalo la geliyey qaabka lagu shaqaaleeyey.
Shaqaalaha ayaa sheegay inay ka xun yihiin tallaabada uu qaaday maamulka Garissa.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5