Maamulka Jalalaqsi oo ka cabanaya 'taageero la’aan' dowladda ah 

Hiiraan

Mas'uuliyiintsa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladoodu ay dayacan tahay isla markaana aanay haysan adeegyada aasaasiga u ah bulshada.

Guddoomiyaha Degmada oo dadweynaha la hadlayay ayaa sheegay in Jalalaqsi aanay helin xuquuqdii ay ku lahayd Dowladda Soomaaliya iyo tan Maamulka Hirshebeelle.

Weriyaheenna Xuseen Dhaqane ayaa warkan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Jalalaqsi oo ka cabanaya taageero la'aan..m4a