Maamulka Mandera oo xal cusub u raadinaya dagaal beeleedyada

Mandera County, Kenya

Maamulka magaalada Mandera ee Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegy inay wadaan qorshe dadka ku nool deegaanka uu ka arrimiyo ay ku wadaagayaan kheyraadka biyaha iyo daaqa, gaar ahaan xilliyada abaaraha, si bulshada ay isu dhexgasho, loogana fogaado murannada ku salaysan isku qabsiga biyaha.

Deegaanka ayaa waxaa dhowaan ka dhacay dagaal beeleedyo sababay dhimasho iyo dhaawac, oo ka dhashay muranno dhex-maray qabaa’ilka.

Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Mandera oo xal cusub u raadinaya dagaal beeleedyada