Maamulka Mudug ee Puntland oo ku dhowaaqay tallaabooyin amni

Mudug

Mas’uuliyiinta maamulka Mudug ee dhinaca Puntland ayaa ku dhowaaqay tallaabooyin dhowr ah oo ay sheegeen inay doonayaan in lagu adkeeyo amniga.

Tallaabooyinkaas kuwa ay yihiin ayaa weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq uu ka waraystay guddomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifo-Jabsade.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Mudug ee Puntland oo ku dhowaaqay tallaabooyin amni