Riyadh —
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadii shalay ahayd amaanay wadahadallada Sacuudiga ay ku yeesheen diblomaasiyiin ka socota Mareykanka iyo Ruushka oo lagu gorfeynayo arrinta dagaalka Ukraine.
Ma jirin cid ka socota Ukraine oo wadahadalladan qayb ka ah, laakiin Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in kullamo ay dhinacyada dagaalamaya si kala gooni-gooni ah ula yeelanayaan ay qayb ka yihiin dadaal la doonayo in lagu soo afjaro colaadda Ukraine ee muddada saddexda sano ah Yurub gilgishay.
Weriiyaha VOA-da ee Aqalka Cad, Anita Powell, ayaa warbixintan inoo diyaarisay. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Maamulka Trump oo amaanay wada-hadalladii Ruushka