Macron oo sheegay inuu teegrayo in Itoobiya ay hesho marin badeed

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan in ay hesho marin badeed iyadoo ku heleysa hab wada xaajood ah oo ixtiraamaya shuruucda caalamiga ah iyo dalalka deriska ahba.

Warbixin Eskinder Firew ayaa warbixin diyaariyay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Macron oo sheegay inuu teegrayo in Itoobiya ay hesho marin badeed