Madasha Haweenka: Kororka tacadiyada ka dhanka Haweenka Geeska Afrika

Madasha Haweenka

Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka Geeska Afrika ayaa kordhay labadii sano ee lasoo dhaafay ee ay jireen abaaraha gobolka, sida ay sheegayaan saraakiisha xaquuqda aadanaha ee Soomaaliya iyo hay'daha caalamiga ah ee xaquuqda aadanaha.

Barnaamijkii Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa tacadiyada loo geysto haweenka, waxaana soo diyaarisay soona jeedineysa Maryan Maxamed Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madasha Haweenka.m4a