Madasha Haweenka: Saameynta daadadka Soomaaliya ee haweenka

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ka dhalatay daadadka ku dhuftay qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaanna sida ay u saameeyeen haweenka.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: Saameynta daadadka Soomaaliya ee haweenka