Madaxa cusub ee VOA oo maanta la dhaariyey

Michael Abramowitz

Munaasabad maanta ka dhacday xarunta VOA ee Washington DC ayaa lagu dhaariyey agaasimaha cusub ee laamaha VOA Michael Abramowitz.

Michael Abramowitz, oo ay dhaarisay madaxa hay’adda USAGM oo VOA ay hoos timaado Amanda Bennett, ayaa noqonaya agaasimihii 31-aad ee soo mara VOA.

Madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow, oo ka qeyb-galay munaasabadda, ayaa sida ay u dhacday uga warramay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxa cusub ee VOA oo maanta la dhaariyey.