Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalada la xoreeyey ee Kherson

Russia Ukraine War

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Isniinta maanta ah la hadlay ciidamada ku sugan magaalada Kherson ee dhowaan la xoreeyey isaga oo sheegay in Ukraine ay “diyaar u tahay nabad.”

Booqashada Madaxweynaha ee Kherson ayaa timid maalmo un kadib markii ciidamada Ruushku ay dib uga gurteen magaaladan ku taalla koonfur-bari dalkaasi.

Warbixint ay qortay VOA waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalada la xoreeyey ee Kherson