Madaxweyne Biden oo jeedinaya khudbadiisii ugu dambeysay ee QM

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa toddobaadkan jeedin doona khudbadiisii ugu dambaysay ee isaga oo madaxweyne ah uu ka jeediyo Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.

Arrimaha ugu waaywayn ee la filayo inuu ka hadlo waxaa ka mid ah khilaafka Bariga Dhexe iyo xaaladda Ukraine iyo arrimo kale.

Weriyaha VOA-da ee Aqalka Cad Anita Powell ayaa warbixintan nooga soo dirtay New York. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Biden oo jeedinaya khudbadiisii ugu dambeysay ee QM