Madaxweyne Geelle oo cambaareeyey qaraxyadii Sabtida ee Zoobe

Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyay weerarradi dadka badani ku la’deen ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay dhimashada 104 qof iyo dhaawaca in ka badan 300, balse waxaa weli jira dad la la’yahay, waxaana suurta-gal ah in khasaaraha intaas kasii bato.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Geelle oo cambaareeyey qaraxyadii Sabtida ee Zoobe