Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirada

Deni

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee laga sugaaye tan iyo intii dib loo soo doortay horraantii bisha Janaayo ee sanadkaan.

Golaha cusub ee xukuumadda Puntalnd ayaa waxaa ku jira wasiro cusub iyo kuwo horey uga tirsanaa golihii wasiirada ee muddo xileedkii hore ee Saciid Deni.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirada