Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya ayaa galabnimadii Isniintii gaaray magaalada Garowe, halkaas oo madaxda Puntland ay ku soo dhaweysey.
Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe, isaga oo u gogol xaaraya shirka wadatashiga ah ee halkaas ka dhacaya. Shirka ayaa lagu wadaa inuu Garowe ka bilowdo 21ka bishan December.
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland iyo saraakiisha maamulka ayaa Madaxweyne Shariif iyo wafdigii la socday halkaas kusoo dhaweeyey.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.