Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in aysan jirin wax ay ka wadahadlaan ayaga iyo Al-Shabaab, balse ay soo dhoweynayaan cid kasta oo ka tirsan oo kooxda oo Soomaali ah oo isaga soo baxda.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab