Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin u hesho badda Soomaaliya, laakiin ay isku khilaafsan yihiin qaabka.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland oo sida la sheegay looga kireynayo dhul-badeed ay ka sameysato dekad iyo saldhig ciidamada badda ah.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.
Your browser doesn’t support HTML5