Madaxweyne Xasan oo ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasad ee dalka

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay khudbad laga soo duubay la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed, waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin siyaasadda maxalliga ah, arrimaha Dastuurka iyo khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya kala dhexeeya Itoobiya.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay dagaalka Al-Shabaab.

Weriyaha VOA-da Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaas la xiriira soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbaddii Xasan Sheekh