Magaalada Baydhaba oo go'doonsan maalintii 8-aad

Baydhaba

Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa mar kale la kulmay maamulayaasha iskuullada Baydhaba, waxayna ku celiyeen digniinta ay u jeedinayaan dadka u hoggaansama amarrada Al-Shabaab.

Dhinaca kale waxaa weli taagan maalintii 8-aad ee xayiradada ay al-Shabaab kusoo rogeen gaadiidka tagaya magaalada Baydhaba.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Baydhaba oo go'doonsan maalintii 8-aad