Magaalada Jigjiga oo laga xusay maalinta dowlad deegaanka

Xuska 1-aad ee sanad guuradii 31-aad ee aas-aaska Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa laga xusay guud ahaan dawlad deegaanka.

Iyadoo xuskan siyaabo kala duwan loo xusi doono muddada uu socdo ayaa waxaa maalintii shalay lagu billaabay xuska socod lagu marayo wadooyinka waa weyn ee magaalada Jigjiga ee maalinta nabada iyo midnimada deegaanka.

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdirahmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Jigjiga oo laga xusay maalinta dowlad deegaanka