Magaalada macdanta laga qodo ee DR Congo oo u gacan gashay fallaagada

Magaalada macdanta laga qodo ee Rubaya ee ku taalla Bariga Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, waxaa lagu tilmaamaa inay tahay caasimadda macdanta Coltan-ka ee adduunka, waxayna gacanta u gashay fallaagada.

Gacan u galidda Rubaya ee fallaagada ayaa walaac ka dhex abuurtay dadka deegaanka oo ka cabsi qaba in fallaagada M23 ay faa'iido ka hesho macdantan Coltan-ka kadibna ay ku maalgeliso dagaalka ay kula jirto dawladda DRC.

Zanem Nety Zaidi ayaa warbixintan soo diray. Maxmed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada macdanta laga qodo ee DR Congo oo u gacan gashay fallaagada