Magaalada Qansaxdheere oo weli go'doon ugu jirta Al-Shabaab

Mas’uuliyiinta degmada Qansaxdheere ayaa mar kale ka dayriyey xaaladda nololeed ee sii adkaanaysa xilli ay ay magaaladu ku sugan tahay go’doon ay kusoo rogeen maleeshiyaadka al-Shabaab.

Arrimahan ayaa Mukhtaar Maxamed Catoosh uu ka waraystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Qansaxdheere Cumar Maxamed Cali (Cumar Madmad).

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Qansaxdheere oo weli go'doon ugu jirta Al-Shabaab