Malaayiin Muslimiin ah oo gudanaya Cumrada bishan Ramadaan

Inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan, waxaa safar u gala magaalada barakaysan ee Makkah, malaayiin muslimiin ah oo gudanaya cumrada.

Sannadkan ayaa ka mida, sannadihii ay tirada ugu badan ee Muslimiin ahi ay guteen cumrada, welina ku sugan yihiin xaramka.

Weriyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa ka mida muslimiinta gudanaya cumrada. Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay, isaga oo ku sugan Makkah.

Your browser doesn’t support HTML5

Malaayiin Muslimiin ah oo gudanaya Cumrada bishan Ramadaan