Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

heshiiska galbeedka mudug

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka Mudug.

Goobihii laga raray maleeshiyo beeleedyadan ayaa waxaa la geeyay ciidamo ka kala socda Galmdug iyo Puntland.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixitan ka soo diray Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday