10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo isku dhiibay Koonfur Galbeed

Shabaab

Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay 10 maleeshiyaad ah oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ururka al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa isa soo dhiibay shalay.

Faahfaahinta warkan waxaa Baydhaba kasoo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo isku dhiibay Koonfur Galbeed