Mandheera oo loo aqoonsaday magaalada ugu cagaaran adduunka

Mandheera

Degmada Mandheera ee waqooyi-bari Kenya ayaa ku guuleysatay tartan ilaalinta deegaanka ah, iyadoo loo aqqoonsaday tan ugu cagaaran adduunka.

Aqqoonsigan ayaa lagaga dhawaaqay dalka Netherlands, waxayna Mandheera la tartantay kana guuleysatay magaalooyin ay ka mid yihiin magaalada Liverpool ee dalka UK iyo magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Axmed Xuseen ayaa warkan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Mandheera oo loo aqoonsaday magaalada ugu cagaaran adduunka