Mareykanka iyo Turkiga oo isku haya Xamaas

Dowladda Qatar ayaa horraantii bishan sheegtay in hoggaamiyeyaasha siyaasadda ururka Xamaas ay ka baxeen dhulkeeda, dhowr ka mid ahna ay aadeen dhinaca dalka Turkiga.

Talaabadaasi ay madaxda Xamaas ugu wareegeen Turkiga ayaa waxaa ka soo horjeestay Washington oo uga digtay dowladda Turkiga inay gabaad, iyo meel ay ku nabad galaan ay siiso madaxda Xamaas.

Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Cabdixakiin Maxamud Shirwac ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka iyo Turkiga oo isku haya Xamaas