Washington —
Washington ayaa isku dayeysaa inay dagaalka Bariga Dhexe ka ilaaliso inuu intan ka sii balaarto ka dib markii dabayaaqadii toddobaadkii tagay ay Lubnaan ka dhaceen duqeymo culus.
Si kastaba awoodaha gobolka ayaa muujinaya walaac iyadoo hoggaanka Israel uu u muuqdo inuu go'aansaday inuu tiisa wato.
Aqalka Cad, Madaxweyne Joe Biden wuxuu ku baaqay xabad-joojin, laakiin weriyaha VOA Anita Powell ayaa leh ma jirtaa cid dhageysan doonta? Caasha Ibrahim Aden ayaa warbixintan noo haysa.
Caasha Ibrahim Aaden ayaa inoo heysa.
Your browser doesn’t support HTML5