Mareykanka oo $5 milyan ku raadinaya ku-xigeenka Amiirka Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa toddobaadkii tagay lacag abaal-marin ah oo gaareysa shan milyan oo dollar u ballan-qaaday inay siineyso ciddii soo sheegta xog la xiriirta halka uu ku suganyahay ama far muuqda ku-xigeenka Amiirka Ururka Al-Shabaab.

Waxaa kale oo uu Mareykanka soo dhaweeyay cuna-qabateyntii hubka ee Golaha Ammaanka ee QM uu ka qaaday Soomaaliya kadib 32 sano oo ay saarneyd.

Maxamed Colaad Xasan ayaa diyaariyey warbixin arrintan ku saabsan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo $5 milyan ku raadinaya ku-xigeenka Amiirka Al-Shabaab