Mareykanka oo Erdogan ugu baaqay inuu tixgeliyo codsiga Sweden

U.S. Secretary of State Blinken meets with Turkish President Erdogan in Ankara

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa ugu baaqay Turkiye inay si deg deg ah u ansixiso codsiga Sweden ee NATO, isaga oo sheegay in dalkaasi qaadey tallaabooyinii Ankara ka codsatay Sweden.

Warbixin ku saabsan ammuurtan wqxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo Erdoganka codsay inuu tixgeliyo codsiga Sweden.m4a