Mareykanka oo hub $8 bilyan ah ka iibinaya Israel

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargelisay hub ku kacaya adduun dhan 8 bilyan oo dollar oo qorshuhu yahay in laga iibiyo Israa’iil sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka.

Israel oo xulafo la ah Mareykanka ayaa weli sii wadda dagaalka ka dhanka ah Xamas ee ka socda Gaza, oo billowday bishii October 2024.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo hub $8 bilyan ah ka iibinaya Israel