Mareykanka oo sheegay in ka-ganacsiga tahriibku uu sare ugu kacay 

Foto Achiv: Migran rasanble bo kote rivye Rio Grande a sou fwontye Etazini ak Meksik, 20 Desanm, 2022.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa soo saartay warbixin sanadle ah oo ay ku eegto dambiyada la xiriira tahriibka iyo ka ganacsiga dadka.

Dalal badan oo markii hore xaaladdoodu ay wanaagsaneyd ayaa hadda ku biiray kuwa ugu liita dunida marka laga hadlayo arrintan, halka waddamo kalena ay kor uga soo kaceen heerkiii ay sanad kahor joogeen.

Wariyaha VOA-da Steve Herman ayaa warbixintan diyaariyay, waxaana soo jeedinaya Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta koroka tahriibka.m4a