Marxaladihii Siyaasadda

  • Abdulaziz Osman
    Falastin Iman

Marxaladihii Siyaasadda

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa marxaladihii siyaasadeed ee dalka Somalia soo martay tan iyo waqtigii ay xornimada qaadatay 1960-kii http://media.voanews.com/images/somali-prmo-480.jpg --> http://www1.voanews.com/somali/news/special-reports/politics/50-guurada-Xornimada-Soomaaliya-97493799.html

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa guulihii, guuldarooyinkii iyo isbeddeladii kala duwanaa ee ay soo martay siyaasadda Somalia 50-kii sanno ee xornimada ka soo wareegatay.