Mas'uuliyiinta Tigray oo sheegay inay duulaan kusoo qaadeen ciidamada Eritrea

Getachew Reda

Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay inay duulaan kusoo qaadeen ciidamada dalka deriska ah ee Eritrea maanta.

Afhayeenka Tigray Getachew Reda ayaa sheegashadan ku daabacay bartiisa twitter-ka. Eritrea iyo Itioobiya ayaan markiiba ka hadlin weerarkan.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo koobaysa warbixin ay wakaaladda wararka ee Associated Press ka qortay dagaalladan cusub.

Your browser doesn’t support HTML5

Mas'uuliyiinta Tigray oo sheegay inay duulaan kusoo qaadeen ciidamada Eritrea