Hoggaamiyayaasha dalalka Masar iyo Sudan, Abdel Fattah el-Sisi iyo Abdel Fattah al Burhan, ayaa ku kulmay dalka Masar, iyaga oo ka wada hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, xaaladda amni ee gobolka, Iskaashiga labada waddan iyo weliba xiisadda ka taagan webiga Nile, xilli dalka Ethiopia uu qaaday tallaabooyin uu ku buuxinayo biyo xidheenka uu samaystay.
Warbixintan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5