Mashruuca maamul daadajinta oo si weyn uga hirgalay Berbera

Berbera

Mashruuca Maamul daadajinta ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa si weyn uga hirgalay magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, sida ay VOA u sheegeen qaar ka mid ah hooyoyinka ku nool.

Hooyooyinka ayaa sheegay inay heleen adeegyadda caafimaadka iyo Tacliinta oo lacag la’aan ah. Warbixintan waxaa Berbera ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Mashruuca maamul daadajinta oo si weyn uga hirgalay Berbera