Maxaa looga dooday shirkii wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta?

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka carabta oo kulan ku leh magaalada Qaahira ayaa looga hadlay xiisadaha ka taagan qaar ka mid ah dalalka Carabka iyo sidii ay iskaashi uga yeelan lahaayeen arrimo ay ka mid yihiin siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.

Wariyaha VOA-da ee Qaahira Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa looga dooday shirkii wasiirada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta?.mp3