Lampedusa —
Madaxa Guddiga Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa booqatay xarun la geeyo dadka qaxoontiga ah oo ku taalla Jasiiradda Lampedusa.
Tallaabadan ayaa timid kadib markii ra’iisul wasaaraha Talyaaniga ay ka codsatey Midowga Yurub in ay ka taageeraan muhaajiriinta dalka kusoo geleysa doonyaha yaryar.
Haddaba booqashada Leyen maxay kusoo kordhineysaa Talyaaniga oo in mudo ah ka cabanayey in Yurub ku keliyeysay muhaajiriintaas xad dhaafka ah?
Warbxintan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5