Maxaa sabab u ah colaadaha beelaha ee ku soo noqnoqda Galmudug?

Galmudugfac

Xiisado digaal ayaa si weyn ugu soo noqnoqdey deegaanada Galmudug, kuwaas oo u dhaxeeya beelaha kala duwan ee deegaanadaasi.

Maamulka Galmudug ayaa labadii cisho ee ugu dambeysey isku dayey inay waan waan nabadeed ay kala dhex dhigaan beelo dhowaantan ku dagaalmay deegaanada inta u dhaxeysa Xeraale iyo Caabudwaaq, kuwaasi oo dad ka badan 50 qof ay ku dhinteen.

Haddaba maxaa gobollada Mudug iyo Galgaduud ku soo celicelinaya khilaafyada beelaha, xalse maloo heli karaa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka teleefoonka ee Washington, D.C. ku wareysatey Dr. Cabdullahi Maxamed Xirsi (Qorax) oo ah xildhibaan hore, ahna madaxa hay’ad la yiraahdo Napad oo ka shaqeyso deegaankaasi, ugu horeyntiina waxaa ay weydiisey inuu sharaxo waxa ay salka ku hayso mushkiladda?

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa sabab u ah colaadda beelaha ee ku soo noqnoqda Galmudug?