Muqdisho —
Ururka Al Shabaab, ayaa shalay qaraxyo dad badani ku dhinteen ka geystay magaalooyin ku yaalla gobolka Shabeelada Hoose, dhawaana waxa ay gudaha u galeen dalka Itoobiya.
Haddaba maxay tahay sababta xilligan ay Al-shabaab u kordhiyeen weeraradooda? Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixinta nooga soo direy Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5