Washington —
Qaar kamid ah bulshada rayidka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay baaqahsadii ku timid shirkii golaha wadatashagiga qaranka ee todobaadkan loo muddeeyay in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasoo uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud.
Haddaba warbixin ku saabsan waxa Keenay baaqashada shirkan oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay inuu muhiim u yahay dardar galinta howlahha masiiriga ah ee dalka iyo saameynta uu ku yeelan karaa geeddi socodkooda ayaa waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington.
Your browser doesn’t support HTML5