Maxay dunida uga dhigan tahay ballaarashada isbaheysiga BRICS?

Mohamed Abdirizak

Waddamada ku bahoobay isbahaysiga loo yaqaan BRICS – oo u taagan Brazil, Russia, India, China iyo South Africa ayaa kadib shir madaxeedka ay ku yeesheen JOHANESBURG waxay kaga dhowaaqen inay aqbaleen araajida lix waddan oo cusub inay kusoo biiraan, kuwaasi oo kala ah Boqortooyada Sucuudiga, Iran, Imaaraadka Carabta, Masar, Itoobiya iyo Argentina.

Haddaba waxa ay dunida uga dhigan tahay gaashaanbuurtan dhaqaale ee sii xoogaysanaysa ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay dunida uga dhigan tahay ballaarashada isbaheysiga BRICS?