New York —
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benyamin Netanyahu ayaa khudbaddii uu ka jeediyey Golaha Guud ee QM ku sheegay in ay aad u dhowdahay in dalalka Sacuudiga iyo Israel ay xiriir diblomaasiyadeed yeesheen.
Netanyahu ayaa sheegay in maamulka Falastiiniyiintu uu uu ka faa’iidi doono heshiis dhex mara Carabta iyo Isreal.
Haddaba waxa dhinac walbaa doonayo in sida reer Falastiin ay arrintan u arkaan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Maxamed Cali Biixi oo ah saxafi arrimaha Carabta aqoon u leh, haddana ku sugan dalka Kenya.
Biixi ayaa ugu horeyn ka hadlaya waxa Israel ay xiriirka ka doonayso.
Your browser doesn’t support HTML5