Riyadh —
Suuriya oo dib loogu soo celiyo xayndaabka Carabta ayaa ah qodobka ugu muhiimsan kulanka Jaamacadda Carabta ee Sucuudiga ka dhacaya toddobaadka soo socda.
Falanqeeyayaasha, ayaa sheegaya in aanu jirin hal xal oo u cuntamaya dhammaan dhinacyada dalkaasi ay dagaalladu ragaadiyeen.
Warbixintan waxaa Cammaan kasoo diray wariyaha VOA-da, Dale Gavlak, waxaana soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5