Maxay ka dhigan yihiin qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga?

Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Madaxda ayaa ku heshiiyay qorshaha geedi socodka bilaabista doorasho qaran oo qof iyo cod ah, oo lagu sii billaabayo dowlad goboleedyada bilaha June iyo September ee sanadkan 2025-ka.

Hadaba heshiiskan muxuu ka dhiganyahay? Su’aashaas iyo kuwo kale ayuu Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab weydiiyay Professor Liibaan Ciise oo ka faallooda arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka dhigan yihiin qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga?