Maxay laba xisbi kaliya ugu xoogan yihiin siyaasadda Mareykanka?

Dalka Maraykanka, in kasta oo xisbiyo badani ay soo mareen, haddana labada xisbi ee Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ayaa hareeyey hanaanka siyaasadda ee Maraykanka.

Haddaba taariikhda xisbiyada siyaasadeed ee Mareykanka iyo sababta keentay in labadan xisbi ay ku awood bataan, waxaa warbixin ku saabsan soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay laba xisbi kaliya ugu xoogan yihiin siyaasadda Mareykanka?