Garoowe —
Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Shirka ayaa looga hadlayaa qodobob ay kamid yihiin siyaasadda, amniga, la dagaallanka Alshabaab, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale. waxaa shirka ka maqan dowladda goboleedka Puntland oo horey u qaaddacday inay ka qeybgasho.
Wasiirka warfaafinta warfaafinta ee Punland Maxamuud Caydiis Dirir oo aan kula xiriiray khadka telefonka ee Garowe ayaan weydiiyay sida ay u arkaan shirka hadda socda iyo waxyaabaha Puntland ay ku diiddan tahay.
Your browser doesn’t support HTML5