London —
Ra'isul Wasaaraha Britain Boris Johnson iyo Xoghayaha Maaliyada Rishi Sunak ayaa la ganaaxay, kadib markii ay ka qeyb galeen xaflad dhalasho, xilligii lagu jiray xayiraadda xanuunka COVID-19.
Johnson ayaa xaqiijiyey in uu bixiyey ganaax la xidhiidha in uu jabiyey shuruudihii xayiraada ka qaybgalkii munasabadaas oo lagu qabtey xafiiska wasiirrada 19-kii juun sanadkii 2020kii.
Warbixin ammuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy Wariayaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5