Maxay Turkey uga dhigan tahay natiijada doorashadii looga adkaaday AKP?

Doorashadii dowladaha hoose ee Turkiga ka dhacay Axaddii ayaa xisbiga ugu weyn mucaaradku ay soo hooyeen guulihii ugu weynaa, iyagoo dib ugu guuleystay magaalooyinka waaweyn ee sida adag loogu tartamay, gobollo cusubna kala wareegay xisbiga talada haya ee AKP.

Doorashada ayaa noqotay dharbaaxadii ugu darneyd ee siyaasadeed ee muddo 20 sano ka badan uu la kulmo xisbiga Madaxweyne Erdogan ee AKP oo dalkaasi siyaasaddiisa horboodayay ilaa 2002-dii.

Haddaba, natiijadaasi maxay kaga dhigan tahay Turkiga? Waxaa warbixin noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay Turkey uga dhigan tahay natiijada doorashadii looga adkaaday AKP?