Maxay yihiin caqabadaha heysta maamul goboleedka Hirshabeelle?

Madaxweyne Guudlaawe

Machadka cilmi-baarista ee Somali Public Agenda ayaa waxa uu daraasad uu sameeyay ku eegay xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Hirshabeelle.

Cilmi-baaristaan ayaa lagu soo bandhigay caqabadaha siyaasadeed, dhaqaale iyo isfahmi-waaga sababta u noqday in maamulkaasi uu horay u socon waayo.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa nuxurka Cilmi baaristaan ka wareystay Farxaan Isaaq Yuusuf oo ah agaasime ku-xigeenka Machadka Cilmi baaristaan sameeyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Caqabadaha heysta Hirshabelle.mp3