Minnesota: Wiil yar oo Soomaali ah oo la la'aa oo meydkiisa la helay

Balli ama warbiyood ku taalla xaafad ka tirsan magaalada Hopkins ee Gobolka Minnesota, ayaa waxaa shalay laga helay meydka ilmo yar oo Soomaali afar jir ah, kaasi oo la la’aa ilaa aroortii Axadda

Ilmaha oo lagu magaacabayay Aweys Maxamed Cali ayaa qabay xanuunka Awtiisamka, waxaana soo helay meydkiisa booliska iyo dadka deegaanka oo laba maalin raadinayay.

Maxamuud Muuse Xasan BBC oo kamid ah hogaamiyeyaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa arrimahaasi uga warramay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab oo khadka telefonka kula xiriiraray.

Your browser doesn’t support HTML5

Minnesota: Wiil yar oo Soomaali ah oo la la'aa oo meydkiisa la helay